{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Hirshabelle oo laga hor Hor-istaagay 40 Milyan oo Dollar.

0

KHamiis September 21, 2022 {HMC} Maamulka Hirshabelle ayaa  laga hor Hor-istaagay lacag kabadan 40 Milyan oo doolar oo loogu talagalay Horumarinta Caasimada Maamulkaas ee Jowhar sida uu warbaahinta ka sheegay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Jimcaale Madaale.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

SHARE