Jimco April 28 2023 {HMC} Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya waxay ka mahadcelinaysaa doorka hiilka iyo nafhurnimada ah ee dalalka ciidamaadoodu ka mid yihiin Hawlgalka ATMIS ay gaysteen dallkeenna ku dhowaad 16kii sano ee la soo dhaafay”.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA