{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka jira in dowladii Farmaajo ay lunsatay lacag ku dhow $100 Milyan?

0
179

Talaado November 22 2022 {HMC} Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka :Maxamed M.Cali ( Afgooye) ayaa soo Bandhigay Lacago si sharci daro ah loo adeegsaday iyo Kuwa Baarista gaar ah ee Xafiiska Hanti dhawrka uu kusoo saaray.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA