{DAAWO MUQAALKA} Maxeey Tahay Sababta ay Shabaab sunta ugu shubeen ceelka Deegaanka Ceel-jiqoow ee degmada Maxaas

0
54

Khamiis September 29, 2022 {HMC} Ugu yaraan 2 qof ayaa ku geeriyooday sun la sheegay in al-Shabaab ay ku shubeen ceelbiyood ku yalla deegaanka Ceel-jiqoow oo u dhaw degmada Maxaas.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA