kulankan ayaa waxaa lagu taageerayay shirka dib u heshiisiinta iyo aayo katalinta gobolka hiiraan waxana kulanka uu ka dhacay dalka canada
kulankan ayaa waxaa ka soqeyb galay siyaasiyiin iyo wax garad aqoonyahano iyo ma suliyiin horay xillal uga so qabtay dowladihii dalka soomaray
muqaalka qudbadihii oo dhameystiran hoos ka Daawo