{DAAWO MUQAALKA} Ra iisulwasaare Xamse oo si adag U Difaacay Ciidamada Al shabaab kula Dagaalamay Gobolka Hiiraan

0
39

Khamiis September 29, 2022 {HMC} Ra iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si adag U Difaacay Ciidamada kacdoonka ah ee al shabaab Dagaalka kula galay deegaanadooda,waxaana uu ku tilmaamay in ay yihiin mujaahidiin asigoo Balanqaaday in ay garab istaagidoonaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA