{DAAWO MUQAALKA} RW Xamsa oo Loo tiriyay Dhaanto Salaan ah Loogu Magacdaray Xulkii qaranka Iyo Xasan Nagu Salaan

0
364

Khamiis October 20, 2022 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa masuuliyiinta, waxgaradka, culamaa’uddiinka iyo qaybaha kala duwan ee Qabri Dahare kala hadlay sidii la isaga kaashan lahaa dagaalka ballaaran ee ka dhanka Al shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA