{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Jeesoow Maxuu ka yiri Safarkii Madaxweyne xasan Shiikh uu ku tagay Baladweyne

0
357

Isniin November 21 2022 {HMC} Shir Jaraaid oo uu Baladweyne ku qabtay Xildhibaan Daahir Amiin jeesoow ayaa waxaa uu kaga hadlay Safarka Madaxweyne xasan Shiikh uu ku tagay Magaalada Baladweyne iyo Howlgalkii uu wada Halka uu ku danbeeyay,