WARKA DUHURNIMO
Dowladda Sacuudiga oo joojisay dhoofka xoolaha Soomaaliland
Arbaco-4-October-2023 Soomaaliland ayaa sheegtay in dowlada Sacuudi Carabiya ay joojisay xoolihii ay ka dhoofin jirtay dakadaha Maamulka Somaliland.
Wasiirka Xannaanada Xoolaha Siciid Sulub Maxamed, oo...