Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DAAWO SAWIRADA} 40 Qof Ayaa Dhimatay boqol Kalane Wey Ku Dhawacmeen Qarax...

{DAAWO SAWIRADA} 40 Qof Ayaa Dhimatay boqol Kalane Wey Ku Dhawacmeen Qarax Kadhacay Afqaanistaan

Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhimatay boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo xiriir ah oo ka dhacay magaala madaxada dalka Afqaanistaan ee Kaabuul 24-kii saac ee la soo dhaafay.

Mid ka mid ah goobaha la bartilmaameedsaday ayaa ah dugsi lagu tababaro booliska, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 25 qof.
Kooxaha kacdoon wadayaasha ah ayaa sidoo akle weeraray saldhig milatari oo NATO ku leedahay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee Kabul.
Kal hore shalay oo jimco ahayd, baabuur xamuul ah oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu qarxiyay meel u dhow xarun dowladeed, halkaasi oo ay ku dhinteen 15 qof oo rayid ah.
Madaxweyna Ashraf Ghani ayaa sheegay in weeraradaasi ay yihiin isku day Taalibaanku uu indhaha caalamka uga jeedinayo xasaaradda ka dhex aloosan hoggaankooda kaddib markii la shaaciyay in hoggaamiyahoodii Mullah Cumar uu geeriyooday.

 

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...