Munasabada oo aheyd mid loogu dabadal degay 55 sano guuuradii ka soo wareegtay markii la aas assay ciidamada xooga dalka aya manta lagu qabtay magaalada Baladweyne.
Munsabada ayaa wax ka qeyb galay mamulka gobolka hiiraan kan degmada Baladweyn e sarakiisha ciidamada xoogga dalka kuw AMISOM siyaasinn odayal dhaqameed iyo marti sharaf kale Goobta ay munasabada ka dhaceysay ayaa wax gaado ka ciyar ku soo bandhigay ciidamada Xoogga dalka.
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka col tawane axmed guray aya ka sheekeyay tariikhda ciidamada xooga dalka iyo mar xaladihii kale duwan ee ay soo mareen ciidamada xooga dalka ,
Taliyaha ciidamada AMISOM ee gobolka hiiraan Gaar ahaan col cismaan dubad oo ka hadlay munaasabada aya hamblay u diray ciidamada xooga dalka soomaaliyeed,
Cabdifatax xasan afrax Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo hadalk ka jeediyay munasabada aya marka hore hamblayo u diray ciidamada xooga dalka isago sheegay in uu markaste gar tagan yahay ciiidamada xoogga dalka,
Guuud ahan gobolllada dalka aya manta looga dabal dagay 55 sano guuradii ka soo wareegtay markii aasay ciidamada xoogga dalka sanndkii 1960,
Wariye Cali Cismaan kaskey
Radio Hiiraanweyn Baladweyne