{DAAWO SAWIRADA} Arooskii ugu cajiibka badnaa abid oo ka dhacay India iyo ka qeybgalayaasha oo xul lagu keenay

0
1193

Arooskaani ayaa waxaa ku kacday lacag dhan £14-milyan oo lacagta Euro ah, kadib markii ay isugu soo baxeen Boqolaal qof oo xiiseyneysay arooska wiilka malyuuneer u dhashay dalka India.

Arooskaani ayaa waxa uu socday muddo Seddex maalin oo ay tamashleynayeen inkabadan 700 ruux oo si gaar ah loo soo xulay.

Wiilka guuursaday oo lagu magacaabo Rohan Mehta, waxaan ka qeybgalayaasha arooska kamid ahaa Diblumaasiyiin reer Hindi ah.

Mehta oo ah malyuuneerka dhalay wiilka aroosaya, ayaa hantidiisa waxaa lagu sheegay aduun dhan 623Million$, isagoo 14-million oo kamida ku bixiyay arooska wiilkiisa Rohan .