booliska Somaliya ayaa si habsami leh u qaadanaya Mushaaraadkaada ay xaqa u leeyihiin, iyadoo Mushaar qaybinta ciidanka ay ka socoto Saldhigyada ciidamada. –
Talabadan ayaa Lagu Tilmaamay mid dhiiri gilineyso ciidamada Booliska Soomaaliya .
Goobta lagu bixinayay musharadka ciidamada booliska soomaaliya waxaa goob joog ka ahaa Taliye Kuxigeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Muqtaar Xuseen Afrax