Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa Ilaalo ka haya Diyaarad Nuuca Xamuulka qaada ah oo laga leeyahay Dalka Masar islamarkaana Xalay ku soo dhacday Degaanka carbiska oo u dhexeeya Afgooye iyo Lafoole.
Halkaan Hoose ka daawo sawiro laga soo qaaday Ciidamada AMISOM oo ilaalo Xoogan ka haya Diyaaradda