Saturday, January 28, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Austria oo qabtay gaari laga soo buuxiyay Meydad farabadan

{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Austria oo qabtay gaari laga soo buuxiyay Meydad farabadan

Ciidamada amaanka dalka Austria, ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca ganacsiga oo qeybtiisa danbe lagu soo guray Meydadka 50 qaxooti ahaa.

Ciidamada amaanka ayaa sheegay inay aaminsan yihiin in Meydadkaasi la doonaayay in laga talaabiyo xadka dalka Austria.

Gaariga oo albaabka loo xiray ayaa waxaa looga dhaqaajiyay wadada A4 ee dalkaasi Austria, waxaana ay booliska yihiin kuwo ku raadjooga darawalkii gaariga oo goobta ka baxsaday.

Maalmo ayay sheegayaan dadka deegaanka in uu gaarigan yaalay meesha, markii dambana ay ku wargeliyeen booliska.





 

MUQAALADA

ENGILSH NEWS