{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Dowladda oo fariisimo ka sameystay Deegaanka Yasooman Gobalka Hiiraan.

0
KHamiis September 21, 2022 {HMC}Yasooman oo 45km ujirta Degmada Buuloburte ayaa gacan ku haynteeda waxaa si buuxda ula wareegay Ciidanka xoga dalka dadka deegaanka iyo Macwisley oo is kaashanaya.
Xildhibaan Cabdi maalik Cabdalla oo ku sugan Deegaanka Yasooman ayaa cidamada ku amaanay sida ay u xaqiijiyeen Amniga Deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan