Libaaxa ayaa inta badan ugaarsada Xayawaanaadka nuucyadiisa kala duwan balse uma badna inay weeraraan Maroodiyaasha marka laga reebo xiliga uu baahan yahay Libaaxa .
Libaaxyo baahan ayaa raxan Maroodiyaal ah weerar ku soo qaaday waxaana aad u adag in Libaaxu cuno Maroodiga in kastoo Libaaxydu marka hore dhaawacaan caruurta yar yar ee Maroodiga kuwaas oo dhinac gooni ah u eryada ka dibna meel cidlo ah ku cuna.