Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DAAWO SAWIRADA} Fanaanad Caan ah oo shaacisay inay qaadatay Diinta Islaamka

{DAAWO SAWIRADA} Fanaanad Caan ah oo shaacisay inay qaadatay Diinta Islaamka

Janet Jakson oo ah Fanaanad caan u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay qaadatay Diinta Islaamka.

Janet Jakson oo ah 49-jir ayaa saaxiib la noqotay milyaneer u dhashay dalkaasi Qatar kaas oo lagu magacaabo Wissam Al Mana 40-jir, kaasi oo sabab u noqday in Fanaanada ay qaadato diinta Islaamka.

Janet Jakson ayaa soo bandhigtay Sawiro ay ku muujineyso inay qaadatay Diinta Islaamka kuwaasi oo asturaayo dhamaan Coorada jirkeeda.

Familka ay kasoo jeedo Janet Jakson ayaa gabadhooda ku raacay qaadashada diinta Islaamka kadib markii ay sheegen inay tixgalinayaan rabitaankeeda.

Islaamidda Janet ayaa kusoo beegmeysa xilli dad badan oo magac ku leh dalka Mareykanka ay qaadanayaan diinta Islaamka.

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...