Saturday, January 28, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DAAWO SAWIRADA} Gaadiid ku aasmay biyo kasoo rogmaday wabi Mareykanka ku yaal

{DAAWO SAWIRADA} Gaadiid ku aasmay biyo kasoo rogmaday wabi Mareykanka ku yaal

Telefeshinada Caalamka ayaa aad u hadal hayo fatahaad uu sameeyay Wabiga dalka Mareykanka.

Fatahaada wabigaasi ayaa sababay Khasaaro hantiyeed iyadoona uu dhulka ku aaday gaadiid farabadan oo u badan nooca waaweyn.

Buuraha ku dhow dhow wabiga California ayaa waxaa ku xaniban gaadiid farabadan oo aan awoodin inay soo dhex maraan Biyaha uu daadiyay wabiga.

Wabiga ayaa sidoo kale geystay khasaaro nafeed, inkastoo dowladu ay sheegeyso inay ka hortagtay.











 

MUQAALADA

ENGILSH NEWS