Hotelkan manta laga furay Magalada Baladweyne ayaa wax lagu magacabaa Daarusalaan Hotel wana Hoteel u dhisan qaab casri
Munasabadii lagu furayay hotelka ayaa waxaa ka qeyb galay Qeybaha bulshada baladweyne waxana ay si Wada jir ah u so dhaweyay dhamaan dadkii ka qeyb galay Munasabada Furitaanka
Dadka Lagu Casuumay Furitaanka Hotelkan casriga ah waxaa Kamid ah Maamulaha Guud Ee Shabakada Warbaahinta Hiiraanweyn ee B/weyne Mudane Maxamed Cismaan Makaran