Sabti 1-April 2023 {HMC} Dad gaaraayo laba boqo oo kon oo qof ayaa maanta Salaaddii Jimcaha ku oogay Masjidka barakaysan ee Al asqa ee ku yaalla magaalada Qudus wadanka Falastin.
Dadkan maanta salaada jimcaha ku dukaday Masaajidka Barakeeysan ayaa waxa ay imaaneysaa xilli ay cadaadis xoogan kala kulmay ciiddamada Israel oo ku hareeraysan Masaajidka.
Boqolaal reer falastiiniyiin ah ayaa jimcihii labaad ee Ramadaan [maanta] ku oogay masaajidka barakaysan ee Al-aqsa, iyada oo ay jiraan xayiraado iyo tallaabooyin adag oo ay Israa’iil ku soo rogtey dhulkan barakaysan.