Wednesday, February 1, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DAAWO SAWIRADA} Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Isgooyska Juba ee Magaalada...

{DAAWO SAWIRADA} Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Isgooyska Juba ee Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan 12 ruux aye waxyeelo kasoo gaartay Qaraxii Caawa ka dhacay Maqaaxi ku tiilay Isgooyska Juba ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa la xaqiijiyay in dhimashadu ay tahay shan qof oo shacab ah iyo dhaawaca toddobo ruux ahaa, kadib markii Maqaaxida agteeda la dhigay gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa oo sababay qasaaraha dadkaasi shacabka ahaa.

Xiliga uu qaraxa dhacaayay ayaa waxaa mashquul badan ka jiray Maqaaxida oo ay ku caweynayeen dad shacab ahaa oo aan waxba galabsan.

Maqaaxida la qarxiyay ayaa waxa ay ku taala ex Jubba Hotel, waxa ayna maqaaxidu saldhig u aheyd shacabka ku nool agagaarka goobta uu Qaraxa ka dhacay.







MUQAALADA

ENGILSH NEWS