fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
Home{DAAWO SAWIRADA} Maamulka Dagmada Hobyo Oo il Gaar ah ku Haaya Qorshaha...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Maamulka Dagmada Hobyo Oo il Gaar ah ku Haaya Qorshaha Maamulka Puntland uu ku Doonayo……

Maxamuud Maxamed Cawaale Oo Ah Gudoomiyaha Dagmada Hobyo Oo La hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay diyaar u yihiin soo Dhaweynta qaxootiga ka imaanay dalka Yaman kuwasi oo bilhii la soo Dhaafay siyaabo kale u soo Gaaray Puntland iyo soomailand

Duaqa ayaa sheegay in maamul ahaan iyo shacaba ay diyaaar qorsha lagu soo dhaweynayo dadkaasi hadii ay soo Gaaran dagmada Hobyo

 

Isagoo sii hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in ay ku guuleysten in ay dayactir ku sameyaan xarumaha Maamulka Kuwasi oo hadda uu ku shaqeyo Maamulka

 

Ugu Dambeyntii waxaa uu xusay in ay il gaar ah ku hayaan qorshaha maamulka Puntland uu ku doonayo in dakada uu uga hergaliyo deegaanka Garacad taasi oo cunaqabateyn ku noqon doonta howsha shaqa ee dakada hobyo wxuuna ugu baaqay ganacsatada iyo dadka ka soo jeeda gobolada dhaxe in ay maalgashi ku sameyan dakada hobyo oo hadda shaqeyso

2

1

HUBYO

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

{DAAWO SAWIRADA} Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ismiidaamin Ah oo...

0
Jimco Sebtembar 29, 2023 {HMC} Warar dheeraad ah ayaa ka so baxaayo qasaaraha ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa oo galabta ka dhacay Maqaaxi ku...