Gudoomiye gobolka hiiraan cabdifatax xasan afrax ayaa kormeeray wadad laamiga ee isku xirta qeybo kamid ah gobollada dalka kadib markii ay jareen roobkii ka da’ay magalada Baladweyne.
Dadka ku nool xafadaha magalada Baladweyne ayaa ka qeyb qadanaya dib u dhiska wadada lamiga oo ah mid muhiim u ah isku socdka gadiidka iyo dadka iskaga kala goosha qeybo kamid ah gobolka iyo deganada dalka oo dhan
Gudoomiyaha Gobolka hiiraan cabdifatax xasan afrax oo manta booqday wada ay dhismaha ka soctay ayaa ugu baqay bulshada ku nool gobolka hiiraan in ay ka qab qatan dhismaah wadada laamiga ah oo dhawaan bur burtay
Wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha magalada Baladweyne islamarkanaa isku xirta buurta jeento kun dishe iyo magalada baledweeyne ayaa ah wadada ugu muhiim san ee baladweyne wana Wado isku xirto gobolada waqooyi iyo kuwa koofureeb ee dalka soomaaliya
Wariye Cali Cismaan kaskey
Radio Hiiraanweyn Baladweyne