{DAAWO SAWIRADA} Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga saree e Sanadkan
Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannadkan ayaa waxaa u fariistay arday gaaraysa 33,700, kuwaas oo ku kala galaya 114 xarumood oo ku yaalla gobollada dalka, sida uu sheegay Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir.
MUQAALO
WARKA DUHURNIMO
Wararkii Ugu Danbeeyay dagaalkii cuslaa ee maanta ka dhacay Mudug iyo...
Arbaco, October -4- 2023-{HMC} – Ciidamada xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga difaaca shacabka ee koofurta gobolka Mudug ku sugan ayaa dagaal culus oo...