(DAAWO SAWIRADa) Roobab Ay Dadweynaha ku Diirsadeen Oo Galabta Ka Da’ay Magaalada Baladweyne

0
38291

Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa manta ka da’ay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Roobabkan ayaa Biyo dhigay wadooyinka waa weyn ee ku yaalla bartamaha Magaalada Shacabka ku nool magaalada ayaana si aad usoo dhaweeyey.

[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]