Shirka golaha guud ka sokow, waxaa madaxweynaha uu ka qeybgeli doonaa kulamo kale oo gaar ah iyo kulamo uu la qaadan doono madaxda caalamka.
Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehliya xubno sare oo ka tirsan dowladda federaalka ka tirsan.
–DHAMMAAD –
Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada