Tartankan ayaa Lagu Tagerayaa Shirka dib u heshiisiinta iyo aayo katalinta gobolka hiiraan waxana so qaban qaabiyay Ururka dhalinyarada gobolka hiiraan,iyo ururka dhalinyarada ee gargaar ee kadhisan dhamaan wadamada yurub,iyo ururka somali youth change oo kadhisan wadanka Denmark
Tartankan Lagu taageerayo shirka dib u heshiisiinta gobolka hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay Garoonka Baladweyn Fine Center Waxana ku Tartamayay Ciyaartooyda Cuslaatay Iyo kuwii Horre Oo loqeybiyay Dhowr qeybood Waxana ay kala matalayaan Xafadaha Ay Magalada Ka kooban Tahay
Furitaanka Tartanka Manta Ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Olanpickada Gobolka hiiraan Cabdi Kariin Xasan cabdule Qalaad {yaniyaani } Iyo Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulaahi Buraale Raaxeeye Iyo Kuxigeenkiisa
Kulankii Ugu Horeyay Waxaa u manta dhaxmaray kaaxoha jilib Culsaka ee xadahada Holwadaag Iyo Xawataako Ee Magalada Baladweyne waxana Kulankii Manta Ay ku so dhamatay 4-3 oo Guusha Raacday Xulka Kubada Cagta Ee Xawa taako
Dhinacyadii Kala matalaayay kooxahii manta Tartamay ayaa waxaa ay so dhaweyeen dadka isku howlay in ay qabtaan tartankan qiimaha badan ugu fadhiyo bulshada Reer Hiiraan
Dahir Hussein Yusuf, Hiiraan Weyn
daahirshell3@gmail.com
Beledweyne, Somalia