Waxaa soconayaa dadaal xoogaan oo ladonaayo in dib uu dayaactir loogu sameeyo garoonka calaamiga ah ee ugaas qaalif ee magalada beledweeyne oo xiligan aysan jirin wax dulimaad ah oo garoonka ka baxaa bacdaama uu garoonka sameeyn xoogaan uu ka so garay dadaad xoogaan oo dhawaan ku dhiftay magalada beledweeyne,
Qaar ka mid ah bulshada ku nool magalada beledweeyne sidda dhalinyaradda aqoon yahanadda odooyaasha haweeynka iyo wax garaadka qeybahedda kala duuwaan ayaa xilligan wadda dadaaal ku addan dib uu dhiiska iyo dayac tiirka lagu sameeynaayo garoonka ugaas qalif ee magalada beledweeyne,
Xubno ka mid ah bulshada ku dhaqan Magaalada B/weyne ayaa Wada qorshe ay arinkaasi wax uga qaban lahayeeyn waxana ay manta koormer ku gareeyn garoonka ugaas qaliif sii aay uguu kur galaan xaladda garoonka iyo waliba sidda uguu fuduud ee garoonka wax looga qaban karo,
Arintan dadaalka loogu jiro siddi loogu dayactiri lahaa garoonka ugaas qaliif ee Degmada beledweeyne ayaa waxa ay ka danbeysay kadib marki ku dhawaad Muda shan maalin ah ay garoonka ka jiriin ciid ka duushay iyo waliba diyaraad rakaab ah oo garoonka kaso dagtay taa oo losababeynaayo dadaadki dhawaan garoonka ku dhiftay,
Sanaad walibo marka lagaaro xilli robaadka waxaa guud ahaanbo hakad galla dulimaadka rakaab ka ah ee ka anbabaxaa garoonka ugaas qalif waxana garoonka sameeyn xoogaan ku yeshay robaabkii dhawaan ka da.ay magalada beledweeyne ee xaruunta g/balka hiiraan,
wariye xuseen cabdi jimcaale diini
sawir qadde wariye maxamed cismaan makaraan,