xilli aay sii bahayaan Rabshadahan oo lagu bar-tilmaameedsanayo dadka ajaanibta ah ee dalkaas ku nool ayaa sababay dhimasho faro badan halka kumannaan qof oo ajnabi ahna ay ka barakaceen deegaannadii ay ku noolaayeen iyo goobahoodii ganacsiga, iyagoo ka baqdin qaba in la beegsado,
maraarka waxaa wadooyinka dalka soud africa sii xuun loogu garacayaa dad africaan ah oo aay soomaali ku jirto kuwa oo dhibatooyin kala duuwaan aay uu geysanayaan dadka madoowga ee uu dhashay dalka soud africa
dadka cabsida soo wajahday waxaa ka mid ah soomaalida ku nool dalkaasi mid ka mid ah ganacsatadda ku nool dalka soud africa ayaa warbahinta uga waramay dhibatooyinka aay ka dhaxleyn rabshadaha soo kordhay iyo sameynta xoogaan ee aay ku yesheeyn,
aritan ayaa kuso begmeysa xilli dowlada somalia aay shegtay in aaysan uu sii dulqadan dooniin in dhibaato loo geysto muwadiniinta soomaaliyed iyado dowladuna aay hoosta ka xariqday in hadina la joojin dhibatooyinka lagu haayo soomalida ku nool dalkaasi in dowlada aay go.aan caad ka qadan doonto arinta sidda uu ka dhawajiyay wasirka arimaha dibadda soomaalia c/salaan cumar hadliye,