Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADDA} Robab Dad Iyo Duunyada Ay Ku Diirsadeen Oo Beledweyne...
Array

{DAAWO SAWIRADDA} Robab Dad Iyo Duunyada Ay Ku Diirsadeen Oo Beledweyne Ka da ay

cimiladda guud ee beledweeyne ayaa manta ka duuwaan siddi hore waayo waxaa glabta magalada beledweeyne ka da.aay roob xoogaan oo sii weeyn aay uguu dirsadeeyn shacabka ku nool magalada beledweeyne,

roobka ayaa socday ku dhawaad hal saac oo xiriir ah waxana uu hadda sii rasmi ah uu joogsaday roobka,

wadooyinka waa weeyn ee beledweeyne ayaa hadda waxaa lagu arkayaa biyo aad uu faro badan kuwaas oo cegaga wadooyinka taasina waxaa aay ku mujineeysa sidda aay dadka reer beledweeyne aay galabta uguu dirsadeeyn raxmada ebee,

mooto

4 roob 3 roob 2 roob roobIMG_2930

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY