Jawiga magalada beledweeyne ee xaruunta g/balka hiiraan ayaa ka duuwaan manta siddi hore waayo waxaa magalada ka da.ay roobaab aay ku dirsadeen dadka iyo duunyadda.
Roobaabka ka da.ay magalada beledweeyne ayaa sameeyn xoogaan waxaa aay ku yesheen dadka barakacayaasha ee ku nool kamaamka dadka soo barakacay ee ku yaal xafaddo ka tirsan magalada beledweeyne kuwaas oo aayna haysan meel aay gabaad ka dhiigtaan roobka xoogaan ee ka da.ayaa magalada beledweeyne.
Marka aad aragto goobaha aay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ah ayaa durbo waxaa aay indhahada qabanayaan muqaalo ku mujinayaa dhibatoyinka haysta dadka dhibanayaasha ah.
Roobabka manta illaa xalay ka da.ay magalada aay biyo badan waxaa uu dhigay wadooyinka qaar ee magalada beledweeyne waxana la arkayay sameeyn aay biyaha ku yesheen dadka iyo gadiidka.
Dadka ku nool magalad beledweeyne ayaa horay waxaa aay cabsi xoogaan ka qabeen fatahaad uu sameeyo wabiga shabeelle oo waday biyo faro badan iyadoona hadda aay muqato in wabiga uu hoos uu dhiigay biyahi uu waday taasna aay soo dhaweyeen shacabka reer beledweeyne oo ka cabsi qabay in uu fatahaad sameeyo wabiga.
Comments are closed.