fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
Home{DAAWO SAWIRADDA} Shahadooyin Lagu Doonsiyay Manta Arday Ka Qalin Jibisay Jamacada Baladweeyne.
Array

{DAAWO SAWIRADDA} Shahadooyin Lagu Doonsiyay Manta Arday Ka Qalin Jibisay Jamacada Baladweeyne.

Munaasabad si weeyn heer sare ah looso agasimay hanaan kedda dhicitaan oo ay ku Qalin-jabinayeen 67 Arday ayaa maanta lagu Qabtay Xarunta Beledwein Universitay ee magaalada Beledweyne.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb-gallay dhamaan bahda waxbarashada gobolka, xubno ka socday maamulka, saraakiisha ciidammada AMISOM, waalidiin, arday, iyo marti sharaf kale oo lagu marti qaaday ka qeyb gallka munaasabadaas balaraan.

Guddoomiyaha Beledwein University Max’ed Aadan Xaadoow oo Munaasabadda ka jeediyay hadal ayaa ku dheeraaday marxaladihii kala duwanaa ee ay Jaamacaddu soo mar tay iyo kuliyadaha ay ka qalin jabiyeen ardeyda maanta Jahaadada la guddoonsiyay.

Maxamed Muuse Balcad oo ah ku-xigeenka guddoomiyaha Jamaacada ayaa ku amaanay ardeyda qalin-jabisay dadaalka dheeraadka ah oo ay muujiyeen iyo sidda ay ugu dhabar adeygeen waqtigii adkaa iyo marxaladihii kala duwanaa ee la soo maray mudadii ay waxbarashada ku jireen.

Xubnihii ka socda bahda waxbarashada gobolka, ee ka hadllay munaasabada ayaa ku amaanay Jaamacada Beledwein in ay tahay Jaamacadihii ugu horeysay ee laga her galiyo gobolka, waxaana ay sidoo kale hambalyeeyeen ardeyda qalin- abisay manta oo wajiyadooda laga dhehan karay farxaad aad uu xoogaan.

Jaamacadda Baladweyne ayaa la furay sanadkii 2009-kii, waana Jaamacadihii ugu horeysay ee laga her galiyo gobolka hiiraan iyaddo jamacadda aay dhiigtaan arday aad uu faro badan.

2015521635677980939469905IMG_0012 20155216356779811298023854 20155216356779813735439096 20155216356779814943673512 20155216356779818726161433 201552163567798211136649110 20155216356779824413852811 20155216356779826198830049 201552163567798278135675911

Wariye Cali Cismaan kaskey

Radio Hiiraanweyn Baladweyne

 

 

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

Xildhibaan Sanbaloolshe oo shaaciyey xogta sida lagu sii daayey Cali Xooshow

0
Talado, October -3- 2023-{HMC} Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) ayaa soo saaray qoraal uu ku sharaxay sidii ay ugu suurta-hashay inay cabsiga ka soo...