Xildhibaan Cabdulaahi Goodaxbarre oo katirsan mudanayaasha barlamaanka soomaaliya ayaa shegay in mar danbe gobolka hiiraan loga arimin doonin magalada muqdisho ee caasimada soomaaliya Waxana U sabab uga dhigay in dadka hiiraan ka sojeedo ay aaya hooda ka tashdaan
Mr Goodax ayaa hadalkan ka shegay xili u ka qeyg galayay xuska munasabada 15 may oo lagu qabtay magalada baladweyne oo u mudooyinkii danbe joogay
Hadalka xildhibaan cabdulaahi godax ayaa waxaa u ku sobeegmayaa xili baladweyne ay ka socoto shir dib u heshiisiin iyo aayo katalinta gobolka hiiraan
Wariye Cali Cismaan kaskey
Radio Hiiraanweyn Baladweyne