fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKADEG DEG; Ciidmada Ugnanda oo werar aar gudasha ah ku laayay Dad...

DEG DEG; Ciidmada Ugnanda oo werar aar gudasha ah ku laayay Dad Rayad ah

Axad May-28/2023-{HMC}  Wararka aaynu ka haleyno deegaanka Mudul-baraawe aya shegaya on  Ciidanka Atmis, gaar ahaan kuwa Uganda ee ku sugan degmada Baraawe ayaa Caawa Werar madaafiic oo sawabay dhimasho iyo dhaawac y ku garaacay deegaanka Mudul-baraawe oo qiyaastii 15km ujira caasimadda Koonfur-galbeed ee Baraawe.

Taliyaha Saldhigga Booliska Degmada Baraawe Cabduqaadir Khaldaan ayaa xaqiijiyay in Madaafiicda ay Atmis ku garaacday Mudul-baraawe ay sababtay dhimashada “Lix caruur” oo isku qoys ah iyo dhaawaca qof kale.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidanka Atmis Gar aha kuwa uganda ay heleen xogta ah in xubno katirsan kooxda Shabaab ay isku Abaabulayeen meel aan ka fogeyn deegaanka Mudul-baraawe, taas oo keentay inay Atmis duqeyso halkaas.

Si lamid ah Ciidanka Yugaandha ee katirsan howlgalka Atmis ayaa maanta duqeyn ay dad Rayid ah dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay waxaa ay ka fuliyeen deegaanka Buula-mareer, saacado kooban gudahood ayay ka dhigan tahay in Ciidanka Atmis ay duqeymo isdaba joog ah oo ay Shacab ku wax yeeloobaan ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Hoos.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

Xildhibaan Sanbaloolshe oo shaaciyey xogta sida lagu sii daayey Cali Xooshow

0
Talado, October -3- 2023-{HMC} Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) ayaa soo saaray qoraal uu ku sharaxay sidii ay ugu suurta-hashay inay cabsiga ka soo...