Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DHAGEYSO} Amaanka Deegaanka Leego Ee Gobalka Shabellaha Hoose Oo Soo Hagagayaa,
Array

{DHAGEYSO} Amaanka Deegaanka Leego Ee Gobalka Shabellaha Hoose Oo Soo Hagagayaa,

Maamulka deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ay ciidanka amniga ka sameeyeen deegaankaasi iyo deegaano ku dhaw, iyo sidoo kale isbedal dhanka amni oo laga dareemayo halkaasi.

Gudoomiyaha deegaankani Abukar Isaaq oo lahadlay Radio Hiranweyn ayaa sheegay in lagu guuleystay in shacabka Leego ay nabad ku dhex maraan degmadaasi habeen iyo maalin, iyadoo aanay jirin cid dhibaato ku haysa.

Waxa uu tilmaamay gudoomiyaha in la qabqabtay rag uu sheegay in dhibaato xoogan ay ku hayeen degmada, haddana amniga la’isku haleen karo sidda uu hadalka uu dhigay,

halkan hoose ka dhageyso,

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY