Guddiyada Joogtadaa ee Baarlamanaka Soomaaliaya ayaa wada Qorshe ay Su’aalo ku weydiinayaan qaar kamid ah Wasiirada Xukumadda Soomaaliya oo shaqeyneysa in kabadan Sadax bilod.
Guddoomiyaha Guddiga Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Saciid Maxamed Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ilaa iyo Lix Wasir ay Su’aalo weydiiyeen islamarkaana ay wax ka weydiyeen Arrimaha Wasaaradahooda.
Sidoo kale Xildhibaanka ayaa baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed oo ku aadan in Waxii Su’aalo ah ay Golaha Shacabka soo weydiiyaan si Guddiyada ay u weydiiyaan Wasiiradda Xukumadda.
Halka Hoose ka Dhageyso;-