Friday, January 27, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DHAGEYSO} Baraamijka Falaqeynta Xaaladaha Dalka Ee Ka Baxa Radio Hiranweyn Ee Magaalada...

{DHAGEYSO} Baraamijka Falaqeynta Xaaladaha Dalka Ee Ka Baxa Radio Hiranweyn Ee Magaalada B/weyne

Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka falaqeynta xaaladaha Dalka ee Radio hiranweyn barnaamijka oo ah mid todobaadla ah.

Barnaamijka waxa oo kaga hadleyna Fadaraalka iyo shirka ka soconaya Magaalada B/weyne oo la doonaya in Maamul loogu sameyo Gobolka Hiiraan ayaa Waxa Marti ku ah barnaamijka Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo oo ku sugan Dalka Ingiriiska.

Barnaamijka waxa soo jedinaya Wariye Maxamed Cismaa Makaraan.

Halkan Hoose ka dhageyso;-

RELATED ARTICLES
- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments