{DHAGEYSO} Barnaamijka Caweyska Hiranweyn Ee Magaalada B/weyne barnaamijka oo ah mid xambaarsan murti iyo madadaalo ayaa soo gala habenka Sabti uu soo galayo axadina ay sii baxeyso.
Barnaamijka caawa waxa soo jedinaya Wariyaasha kala ah Aadan Cabdi Axmed iyo Cabdi Wali Xusen Tawakal.
Halkan Hoose ka Dhageyso;-