Dhageystayaal halkan waxa idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka falaqeynta xaaladaha dalka ee Radio hiranweyn ee Magaalada B/weyne Barnaamijka Caawaa waxa kaga Hadalnay Xaalada dadka ku nool degmada Bulo’burde ee Gobolka hiiraan oo ay ka jiraan Xaalada Dhanka Nolosha ah.
Barnaamijka waxa soo jedinaya {Maxamed Cismaan Makaraan}
Halkan Hoose Ka Dhageyso.
Comments are closed.