Saturday, January 28, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DHAGEYSO} Barnaamijka Tartan aqooneedka Bisha Ramadan ee Xaafadaha Beledweyne.

{DHAGEYSO} Barnaamijka Tartan aqooneedka Bisha Ramadan ee Xaafadaha Beledweyne.

Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Tartan Aqoonedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne  waxana Barnaamijka ka qeyb qaadanaya Ururka Hormirinta Ardada Gobolka Hiiraan.

 

Tartanka Maanta oo xiisa gooniya Xambaarsanaa ayaa u dhaxeyay Tartamayaasha kala ah Xawo taako A iyo Howlwadag A Waxana Ay Kawada Tirsan Yihiin Groupka A

 

 

MUQAALADA

ENGILSH NEWS