Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Tartan Aqoonedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Hiranweyn ee Magaalada B/weyne waxana Barnaamijka ka qeyb qaadanaya Ururka Hormirinta Ardada Gobolka Hiiraan.
Tartanka Maanta oo xiisa gooniya Xambaarsanaa ayaa u dhaxeyay Tartamayaasha kala ah Buundaweyn B iyo Xaawo Taako B.
Hoose Ka Dhageyso;-