Dhageyso Barnaamijka Tartan aqooneedka Bisha Ramadan ee Xaafadaha Beledweyne.

    0
    440

    Barnaamijka tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan ee Xaafadaha Magaalada Beledweyne maanta waxa uu ahaa mid aad u xiiso badan, waxaana foodda is daray xaafadaha Buundoweyn B iyo Howlwadaag B.

    HALKAN HOOSE KA DHEGYSO.

     

    SHARE