DHAGEYSO Barnaamijyo Tixana ah oo Ku Saabsan Sanad Guurada Idaacada Hiiraanweyn Ee Magalada Baledweyne Waxana Barnaamijyadan So Jeedin Doono Xuseen Cabdi Jimcaale {DIINI} iyo Cabdi Wali Xuseen {Tawakal}
Diyaarinta Barnaamijyada Waxaa Ka qeyb Qaatay Dhamaan Shaqaalaha Radio Hiiraanweyn wana Qeybtii labaad