Barnamijkaan Waxaa Sii Toos Ah Idin Kula Socood Siin Doono Wariye Xuseen Cabdi Jimcaale {Diini}
Iyo Wariye Adan Cabdi Axmed {Adan Qeys}
Waana Qeybti Sadexaad Ee Barnamijyadaas Aan Diradda Kusareyno Sanaad Guradda Labaad Ee Kaso Waregtay Xiligi La Aas Aasay Idacada Hiranweyn,
Waana Miid Xiiso Gooni Ah Xambarsan,