Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DHAGEYSO} Dhaliilo Kala Duuwaan Oo Loo Jediyay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Garoowe
Array

{DHAGEYSO} Dhaliilo Kala Duuwaan Oo Loo Jediyay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Garoowe

Shariif Xuseen Roobow oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa saluugay qaar ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii shalay kusoo dhamaaday magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal.

Waxa uu sheegay in badi qodobadaasi danahooda loo raacay maamulka Puntland, sida arinta ku aadan gobalka Mudug, taasi oo uu ku sheegay in laga yaabo dhibaato dambe in ay keento.

Nidaamka Federaalka ayuu sheegay in Puntland mar walba ay rabto inay hogaamiso nidaamka Federaalka, kuna dadaasho in la meel mariyo rabitaankeeda.

halkan hoose ka dhageyso,

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY