Tuesday, June 6, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Array

{DHAGEYSO} Kulan Looga Hadlayay Siddi Hormar Balaraan Looga Sameeyn Lahaa Degmada Dhuusamareeb Oo Lagu Qabtay Degmadaasi,

Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayay sida kor loogu qaadi karo bilicda degmadaasi iyo ka shaqeynta Nadaafadda guud.

Kulankaan waxaa isugu yimid qaar ka mid ah dhalinyarada gobalka oo ka kala yimid degmooyinka Galgaduud qaarkood, iyo qurbajoog gobalkaasi kasoo jeeda.

Waxa ay sheegeen in ay ka duulayaan sidii isbedal degdeg ah loogu sameyn lahaa bilicda magaalada, nadaafadda, iyo caafimaadka.

Axmed Maxamed Maxamuud oo ah gudoomiyaha dhalinyarada Galgaduud ayaa sheegay in kulankaasi ay kasoo baxeen qorsheyaal badan, islamarkaana maalmaha soo aadan ay bilaaban doonaan isbedallo xoogan.

wariyaha hiiraanweyn ee degmada dhuusamareeb maxamed cabdi wali toxoow ayaa kuso waramaya in kulan kan uu sii weeyn uga duwanay kulamaddi hore ee ka dhici jiray degmada dhuusamareeb,

halkan hoose ka dhageyso,

MUQAALADA

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliland oo So bandhigtay Ciidamo iyo Gaadiid ka so goostay Maamulka SSC

Talaado-june-06-6-2023-{HMC} Soomaaliland ayaa maanta So bandhigtay Ciidamo farabadan iyo Gaadiid ay sheegtay in ay ka so goostay Maamulka SSC khaatumo. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA