Inta la xaqiijiyey 4 qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada buuloburte ee g/hiiraan ,Dilka Dadkaasi ayaa la sheegaya in ay ka dambeysay aanooyin qabiil oo ka jira deegaano hoos yimaada Magaalada Buulo Burte
Duqa magaalada b/burde cismaan geedi oo wareysi gaar ah siiyey radio hiranweyn ayaa sheegey in gacanta lagu soo dhigay qaar kamid ah dadkii ka danbeyey dilalkaasi halka kuwa kalena ay ciidamda amaanka ay ku raad joogan
Duqa magaalada buulo burde ayaa sidoo kale ugu baaqay labada dhinac ee dirirto dhax martay in nabada wada qaatan islamarkaana leys kugu yimaado miiska wada hadal
Halkan ka hoose ka dhageyso