Tuesday, January 31, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DHAGEYSO} Madaxweynaha Soomaaliland Oo Si Kulul Ugu Hadlay Isku Dhafka Ciidamada Soomaaliya

{DHAGEYSO} Madaxweynaha Soomaaliland Oo Si Kulul Ugu Hadlay Isku Dhafka Ciidamada Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliland Axmed maxamed Maxamud Siilanyo ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay Isku dhafka Ciidamada Soomaaliya Waxana uu shegay in Ciidamadaasi ay yihiin kuwa la doonayo in lagu dhibaateyso Geska Africa.

Axmed Siilaanyo Madaxweynaha Soomaalilan ayaa hadalkan ka shegay Mar’uu ka qeyb galay munaasabada Sedeed iyo Tobanka Mey oo ah markii ay soomaaliland Shegtay iney ka goday Soomaaliya Inteda kale.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

MUQAALADA

ENGILSH NEWS