Wasirka warfafinta mamuulka puntland oo shegay in la isku mari wayay kulan aay lahayeen guddi kasocday dowlada iyo ergoyinka dowlad goboleydyadda puntland jubland iyo mamuulka koonfur galbeyd soomaalia
c/wali xirsi cabdulle oo ah wasirka warfafinta ee mamuulka puntland ayaa ku edeyay dowlada soomaalia in aay ka baxday hishisyo horay uu dhax maray dowladda dhaxe iyo mamuulka puntland
hadalka wasirka oo dhamestiran halkan ka dhageeyso,